(Sawirro) Meydka duqii magaalada Seoul oo laga helay dhul keyn ah & baaritaan socda

Booliska Koofurta Kuuriya ayaa helay maydka duqii caasimadda dalkaasi ee Seoul oo la waayey tan iyo khamiistii shalay. Park Won-soon ayaa gabar uu dhalay waxaay u sheegtay booliska in ka hor inta aanu guriga ka bixin uu u dhaafay fariin taasoo sare u qaaday su’aalo iska waydiinta sababta iyo shakiga la xiriira in la waayo. … Continue reading (Sawirro) Meydka duqii magaalada Seoul oo laga helay dhul keyn ah & baaritaan socda